Background

Mac'hadka Beder ee cilmi baadhista iyo horumarintu (Beder Institute for Research & Development -Bird) waa xarun cilmi baadhiseed, tabobar iyo talo-bixineed oo madax banaan.

Bird waxa uu qayb ka ahaan jirey xaruntii Beder ee Diraasaadka Mustaqbalka iyo Talo-bixinta, xaruntaas oo la aasaasay sanadkii 2008, iyadoo sanadkii 2012 isu bedeshay Jaamacadda Beder ee Caalamiga ah.

Mac'hadka Bird muddadii uu jirey waxa uu qabtay barnaamijyo kala duwan oo isugu jira tabobaro, talo-bixino iyo cilmi baadhisyo.

Bird waa xaruntii ugu horeysay ee heer akaadiimi ah ugu baahisa aqoonta maaliyadda islaamka, dhaqaalaha iyo bangiyada islaamka gobolka geeska Afrika.

 

 

Our Partners

  • amallogo.jpg
  • DahabshiilLogo.jpg
  • DarashalamLogo.jpg
Go to top