MAJALLADDA HUD'HUD (HUD'HUD MAGAZINE):

Majallada Hud’hud waa majallad cilmiyeed ka soo baxda mac’hadka Beder ee cilmi-baadhista iyo Horumarinta – BIRD.

Hud’hud Magazine – Waa majallad saddex biloodle ah, waa majallad ka hadasha; Arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo Islaamka.

Faahfaahin:

  • Cadadka: 1-aad
  • Luqadda: Soomaali
  • Bogagga: 32 bog.

Halkan ka akhri/kala deg majalladda Hud'hud oo dhammaystiran.

Our Partners

  • amallogo.jpg
  • DahabshiilLogo.jpg
  • DarashalamLogo.jpg
Go to top