1. Ujeeddada Bird waa soo saaristta cilmi baadhis ku dhisan aqoon iyo xaqiiqooyin cad cad oo lagu kalsoon yahay, si loogu saleeyo aayo ka talinta mustaqbalka bulshada soomaaliyeed ee fog iyo kan dhowba
  2. Mac’hadka Bird waxa uu u taagan yahay inuu u suuro geliyo guud ahaan bulshada, shirkadaha ganacsi, hay’adaha waxbarasho, kuwa adeegyada kala duwan bixiya iyo dawladdaba inay helaan tabobarro iyo talo-bixin wax ku ool ah oo ku aadan horumarinta hawlahooda.
Go to top