1. Ururinta xog ku dhisan xaqiiqooyin cilmi oo ka tarjumaya waaqica dhabta ah ee jira, si loo suuro geliyo in la hillaadin karo mustaqbalka Gobolka Geeska Afrika.
  2. Xaqiijinta hoggaaminta xarumaha iyo barnaamijyada tabobarada xirfadeed ee ku aadan dhismaha iyo horumarinta aqooneed iyo adeeg ee bulshada Geeska Afrika.
Go to top