1. Hirgelinta iyo soo bandhigidda cilmi baadhisyo qoto dheer oo ku saabsan: waxbarashada, dhaqaalaha, arrimaha bulshada, deegaanka, maamul wanaagga iwm.
  2. Bixinta tabobaro xirfadeed iyo talo bixin la siinayo qaybaha kala duwan ee bulshada.
  3. Daah ka faydidda fursadaha ganacsi ee dalka ka banaan si looga qayb qaato shaqo abuurka iyo koboca dhaqaale ee dalka.
Go to top