Sida caadiga ah, ganacsatada soomaalidu markay ganacsi abuurayaan waxey raacaan hab-dhaqameed isku mid ah, taasoo badanaaba keenta in ganacsigii istaago ama khasaaro, sidaa darteed, mac’hadka Bird wuxu kuu soo bandhigayaa talooyin wax-ku-ool ah oo lagu fardaaminayo ganacsigaaga iyo urukaaga.

 

Meelaha talo-bixinta Beder wax aka mida:

  • Financial Management & Auditing
  • Portfolio Management Service
  • Setting up Customized Finance System
  • Investment and Market Opportunities
  • Business continuity planning
  • Islamic Banking operation
  • Curriculum planning
  • Shari’a & Legal Issues
Go to top