Cilmi-baadhistu waa  habka lagu gaadho dhaqan-dhaqaale horumar sameeya iyo siyaasad xasiloon oo qaran leeyahay.  Majaalkan cilmi-baadhista oo wali bulshadeena cid u kuur-gashay aanay jirin, ayuu mac’hadka Beder dusha u ritay inuu daboolo baahidan, gaar ahaan cilmi-baadhista heerka hay’adeed ah.

Qaybaha cilm-baadhista  Beder waxa ka mida:

  • Project baseline surveys
  • Investment and Market Analysis
  • Environments and Natural Disasters
  • Economics & social Development
  • Islamic Financial Industry
  • Poverty and Unemployment
  • Education & Health issues
Go to top