Qaybta tabobarka oo ah qaybta ugu muga iyo miisaanka weyn ee mac’hadka Beder, ayuu haddana mac’hadku siiyay tabobarro xirfadeedyo kala duwan in kaban labo kun oo shakhsiyaad iyo ganacsataba isugu jirta, si xal-waara loogu helo dhibaatooyinka shakhsiyaadka iyo bulshadaba soo waajayaha. Tabobarrada mac’hadka Bird waa tabobarro si quto-dheer oo aqooni ku dheehantahay loo lafa-guray, kana jawaabaya dhibaatooyinka soo noqnoqda ee soo foodsaara shakhsiyaaadka  iyo hay’adaha ganacsi.

 

Majaalada tabobarada mac’hadka Beder waxa kamida:

  1. Islamic Financial system & Banking
  2. Financial management & Auditing
  3. Human Resource Management
  4. Entrepreneurship & Innovation
  5. Marketing and Competition Studies
  6. Organizational & Personal Development
  7. Economic & Trade Development
  8. Curriculum and effective Educational Management

Future Planning and Leadership Studies

Go to top